Qoor Qoor oo la kulmay qaar kamid ah Xildhibaanadii lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug kula kulmay qaar kamid ah Xildhibaanada labada golle ee lagu doortay deegaanada Galmudug. Qoor Qoor ayaana isugu yeeray Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug in ay isugu yimaadaan magaalada Dhuusomareeb, waxaana Xildhibaanada intooda badan shalay gaareen magaalada Dhuusomareeb iyaga oo … Continue reading Qoor Qoor oo la kulmay qaar kamid ah Xildhibaanadii lagu doortay Galmudug (Sawirro)